Booqasho Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Wasaarada - 9th Feb 2025

By Ministry of Energy and Water Resources Jubaland

Kismaayo , Febraury 9 , 2025 . Madaxwaynaha dowlada Jubaland mudane Ahmed Mohamed Islam ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha Jubaland.
Wasiirka Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Mudane Ahmed Baraki ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynaha ayaga oo ka wada hadlay shaqooyinka ay wasaaraddu dardar galinayso,
Ujeedka madaxwaynaha ayaa ahaa kormeer iyo indha-indhayn ku aadan habsami u socodka shaqada ee wasaaradda.